Mid kamid ah Beelaha Dega Galmudug oo diiday ka qeyb galka Shirka Dib u heshiisiinta

Waxaa maanta magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ka dhacay kulan ay yeesheen xubno katirsan guddiga dib u heshiisiinta maamulka Galmudug iyo Waxgaradka Beesha Saleemaan. Kulanka ayaa ahaa mid looga hadlayay sidii ay beesha Saleemaan ee degta Cadaado uga qeyb gali laheyd shirka Dib u heshiisiimta ee gogoshiisa taalo magaalada Dhuusomareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Shirka … Continue reading Mid kamid ah Beelaha Dega Galmudug oo diiday ka qeyb galka Shirka Dib u heshiisiinta